Dagaal ka dhacay Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey xaalada Dhuusamareeb

Dagaalo ayaa ka dhacay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud kuwaasoo wararku sheegayaan iney dhexmareen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Ahlusunna Dagaalkan oo sida muuqata daba dagaalo la mid ah oo ka socday Dhuusamareeb ayaa bilowday kadib markii duhurnimadii Maanta ay Saldhiga Booliska degmada ay xoog kula wareegeen Ciidamo ka tirsan kuwa Ahlusunna Hase ahaatee Ciidamo ka … Continue reading Dagaal ka dhacay Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey xaalada Dhuusamareeb